MOGADISHO - Conflict in Somalia killed 6,501 civilians in the capital Mogadishu in 2007 and wounded 8,516 more, a local human rights group said on Monday.
Suldaanka Somaliland''Waan tagaynaa Muqdisho,Riyaale kama cabsado ee Ilaah baan ka baqaa''.
Suldaan Max'ed Suldaan C/Qaadir ayaa daboolka ka qaaday in ay imaanayaan Muqdisho si ay kaga qeybgalaan nabadda laga abuurayo dalka,isagoona shegay in aysan waxba uga shaqo jirin qaadicista shirkaasi ee madaxda Somaliland.
Xukuumadda kMG ah ee Somalia ayaa bilaabi doonta dhowaan howl-gallo aan horey loo arkin oo ay ku sugeyso amaanka magaalada Muqdisho oo faraha ka sii baxayay maalmihii la soo dhaafay.